Iyado goor sii horeysay uu isu soo taagay Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Wasiirka Difaaca Soomaaliya aya waxa arinkasi uu yahay mid laga xumaado.
Wasiir Maxamed Mursal aya shegay in uu aqoonteda uu leyahay Xilka Gudoonka Golaha Shacabka iyadoo uu horay ugu fashilmay shaqadiisa Gaashaandhiga oo kol sii horeysay la shegayay in aqoon iyo karti loogu dhiibay Xilkaasi.
Wasiirka Gaashandhiga ay heda isu soo sharaxay Xilka Gudoonka Golaha Shacabaka aya ku fashilmay maamulka Wasaaradasi iyo qorsheynteeda.
Waxa marnaba Muuqan dadaal la orankaro waa uu qabtay Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Maxamed Mursal kaasi oo ku fashilmay mudada uu jogo Gaashandhiga.
Sua’alaha la isweydiinaayo aya ah Shaqsi kaso bixi wayay Wasaarada uu madaxa ka aha ee Gaashandhiga in uu qaban karo Xilka Golaha Shacabka.