Shaqalaha xafiiska Hantidhawrka Qaranka oo qoraal ka soo saaray musuqa Maxamed Afgoye

Reading Time: < 1 minute

Sida aan qormadii shalay idinkuugu soo gudbinay, Hantidhowrka Qaranka Maxamed Maxamuud Afgooyo ayaa lugaha kula jira musuq-maasuq baahay. Waxa uu noqday will uu isticmaalo RW Kheyre una adeega danaha gaarka ee RW Kheyre isagana waxaa loogu badalay lacag iyo laaluush.  Maxamed Afgooye ayaa jagada uu hadda jooga ku helay qabiil ka dib markii hantidhowrkii hore Nuur Farah  la cayriyay kaas oo ay isku  beel  ka soo jeedaan. Hadaba waxa iyadana soo gaar MOL qoraal ay si wadajira u soo saareen shaqaalaha iyo madaxda sare ee Xafiiska hantidhawrka Qaranka kuwaas ku qeexaya musuqa uu ku hayo Afgooye  hay’adii loo xilsaaray in ay ka hortagto musuq-maasuqa. Waxaan qorsh RW Kheyre yahay in Maxmed Afgooye noqdo Saadaq Joonkii xagga lacagta, loona isticmaalo waxyaabo ka baxsan sharciga.

Halkaan ka aqriso qoraalka ay soo saareen shaqalaha HQ oo buuxa:

img20180805_17331631

Warkii shalaya MOL soo qortay

http://46.101.175.207/hanti-dhowrka-qaranka-maxamed-afgooye-oo-muqus-maasuq-lugaha-kula-jira-iyo-rw-kheyre-oo-difaacayo/