Reading Time: < 1 minute

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay dhibaatooyin xoogan ku qabaan Xirnaashaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho waxaana ay saameeysay Xirnaashaha Wadooyinka Dadyoowga kala duwan oo Magaalada jooga.

Dadka ayaa waxa ay aad ugu dhib qabaan Wadooyinka Magaalada ee xiran waxaana Shacabku hada rejo xoogan ka qabaan in lafuro Wadooyinka waxaana Madaxda mararbadan ay ka Codsadeen in ay si dhaqsi ah u furaan wadooyinka.

Muqdisho ayaa waxaa ku nool Dad badan waxaana Dadku ay yihiin Dad xabsi ku jira Mana jiro wax dhaq dhaqaaq ah oo Muqdisho ka socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here