Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ma Guul-wade misa Governatore Gobol!!
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dhowrkii bilood Ee lasoo dhaafay Okay waxaa uu ahaa Ilaaliyaha gaarka ah Ee Nabad $ Nolol taasi oo qasabtay in ay meesha ka baxdo kalsoonidii Koobneed Ee Lagu qabtay.
Shaqsiyaad ka shaqeeynaayay Gobolka Banaadir Ayaa la ruqseeyay ka dib markii ay taageeri waaayeen Xukumada Nabad iyo Nolol asiga ayaaana talaabooyinkaasi fuliyay.
Su’aasha Ayaa ah Yariisoow ma gudoomiyaha Gobolka Banaadir-baa misa Taliyaha Ciidamada Guulwadayaasha qarsoon Ee Villa Soomaaliya.
Markii xilka laga qaaday Taabid Cabdi Mohamed oo qudhiisa Gobolka Banaadir aad iyo aad ula degay islamarkaana lunsaday malaayiin dollar, waxaa yareed rajada laga filan karay Yariisoow oo la magacaabay.
Bulshadu waxaa ay direeysaa fariin Maamul xumo oo ay ka arkayaan Gudoomiye Cabdiraxmaaan Cumar Cusmaan Yariisoow qaarkood Ayaa leh”halasoo magacaabo mid dhaaamo”
Eng Yariisoow Ayaa Si Bareer Ah U Dhaca Hantida Shacabka Iyo Mida Maamulka Gobolka banaadir Taasi Oo Nasiib Daro Ay Ku TIlmaameen Shacabka Muqdisho.