Shacabka Qardho oo bilaabay qorsha isku-tashi lagu hormarinayo-degmada

Reading Time: < 1 minute

Shacabka ku dhaqan magaalada Qardho ayaa bilaabay qorshe ay ugu magac-dareen iskutashi kaas oo lagu hormarinayo degmada Qardho. Barnaamjikaan ayaa waxaa howlwadeeno ka ah shacabka iyo ganacasato

Kulan la xiriira barnaamijkaas – ayaa Guddiga Horumarinta Degmada Qardho ee bulsha weynta Qardho u soo bandhigay habka isku tashiga ah ee ay u shaqeyn doonaan Guddiga Horumarinta Degmada iyo sida bulshadu dal iyo dibadba ay uga qaybqaadan karaan horumarinta kaabayaasha kaladuwan ee magaalada, sida waddooyinka iyo waxkasta oo kor u qaadaaya adeegyada Bulshada