Shacabka Muqdisho oo si aad ah uga carooday Hanjabadii Madaxweyne farmaajo(Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Madaxeynaha Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay dad si qasab ah lagusoo kaxeeyay kula hadlaayay Degmada Wardhiigleey ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu si cad ugu hanjabay dadkii shacabka ahaa ee banaan-baxa dhigaayay.

Hadalkaasi oo gef weey ku ahaa umada Soomaliyeed gaar ahaan bulshada gobolka Banaadir ayaa waxaa si aad ah uga hadlay shacabka Soomaaliyeed.

qaar ka mid ah shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in ay ka banaan-bixi doonaan,warkaasi madaxweynaha oo aysan ka hareeynin.

Madaxweyne farmaajo ayaa la rumeeysan yahay in uusan dan iyo heelo ka laheeyn umadda Soomaaliyeed oo uu hada si bareer ah ugu gefay.