Qaar ka mid ah Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho aya ka cabanaya dhaqamada ay ku dhaqmayaan shaqaalaha Gobolka banaadir.
Shacabka Muqdisho aya qaati ka taagan Ciidanka Dowlada Hoose ee Xamar oo jidadka ku dhaca,waxana dhibaato xoogan arinkaasi kala kulma Dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta ee maciin biday in dalkooda ay ka shaqeystaan intii ay badaha ku dhiman lahayeen.
Ciidanka Dowlada Hoose ee Eng Yariisow ka amar qaata aya taagan isgoosyada Muqdisho iyo Wadooyinka waaweyn ee Xaafadaha iyago lacago baad ah kaga qaata dhlinyarada Mooto baajajta ee Magaalada Muqdisho ka Xaamasha.
Isgoysyada Magaalada Muqdisho aya waxad ku arkeysaa Ciidanka Dowlada Hoose ee Minashiibiyada Lo yaqan iyo boolis ah kuwaasi oo kaliya Mooto Bajaajta is taajiya lacago baad ahna weeydiiya ama han dada,iyado marar badan ay dhaceyn in la tookto dhalinyaro Mooto bajajta ku xamalanayay.
Sido kale Ciidanka Dowlada Hoose aya waxa ay dhibaateyaan Dadka ku dhaqan Muqdisho ee donaya in guryahoda ay dhistaan iyado ay ka qaatan lacag tiro ahan ka badan mida sharciga ah ee boonada ku diiwan gashan taasi oo ah baad an laga gaban oo duqa muqdisho soo faray.