Shacabka Muqadishu oo ka hadlay Mooshinka laga keenay MW Farmaajo (Daawo)

Reading Time: < 1 minute

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqadishu ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay mooshinka laga keenay Madaxweyne Farmaajo iyo sida ay u arkaan go’aanka ay qaateen Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka.

Halkaan ka daawo: