Shacabka Ku Dhaqan Muqdisho oo Si Careysan Kaga Hadlay Weerarkii Jimcihii Dhacay& Eed Kulul oo Lo Jeediyay Xukuumada+VIDEO

Reading Time: < 1 minute

Shacabka ku dhaqan magaalada muqdisho aya ka hadlay qaraxi dhawaan ka dhacay magaalada muqdisho iyagona si careysan kaga hadlay habdhaqanka wasaarada amniga iyo xukuumada soomaliya.

Waxa ay nasiib daro ku tilmaamayen in dowladu ay shegto in gaari qarax uu ku jiro magaalada hadane ay dhacdo in gurigi dowladu ay daganeyd laso weeraro iyado ay ku sigatay in madaxtoyada gudaha loo galo.

Waxa ay dhacdadaasi ku dhaliilaeyn laamaha amanka dalka,wasiirka amniga,maamulka gobolka banaadir,iyo xukuumada soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA