Shacabka ku dhaqan Koonfurta Galkacyo oo qabtay mudaharaad loga soo horjeedo Al Shabab

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan qaranka naga soo gaarayo Koofurta Magaalada Gaalkacayo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay ay xiran yihiin goobaha ganacsi ee ku yaala magaaladaas. Goobaha ganacsiga ayaa la xiray  kadib amaro xalay kasoo baxay laamaha amniga Magaakada Gaalkacayo .

Guud ahaan Ganacsiga, waxbarashada iyo goobaha kale ee magaalada Gaalkacyo ayaa xiran, waxaana dad weynaha Gaalkacyo saakay u dareereen Goob loo asteeyey inuu ka dhaco dibad bax weyn oo lagu taageerayo howlgalka ciidamada xoreynta degaanada Galmudug ee ka socda Koofurta gobalka Mudug.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!