Shacabka gobolka Banaadir oo ka quustay Maamulka Yariisoow ka dibna Go’aan qaatay!!

Reading Time: < 1 minute

Qaar ka mid ah Shacabka degan hareeraha Isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid ayaa bilaabay dayactirka wado muddo xirnayd, kadib markii uu ka gaabiyay Maamulka gobolka Banaadir.

Maamulka gobolka Banaadir ayaanan tixgalin Cabashadda Shacabkaan Muddo bilooyin ah, waxaana dadka ay bilaabeen in ay Wadadaasi ay ka qaadaan qashin iyo biyo fadhiyay bilooyinkii ugu dambeeyay.

https://youtu.be/ijxUIBRcD6Q

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!