Schoolka 20-ka December oo ahaa Iskuul qaran ayaa la siiyey qof ku ganacsade ah  iyo danyartii dhigan jirtay oo  Xoog  looga Eryay

Reading Time: < 1 minute

Schoolka 20 December oo ku yaalla agagaarka Airport-ka, wadada jaayga oo ay dhigtaan, ilma gaaraya 1000 arday oo u badan arday masaakiin ah, oo barakacayaal ah oo aan iska bixin karin lacagta schoollada lagu dhigto, maamulana uu ka ahaa nin masakin ah oo aan hubeysnen , lacag uu wax ku laaluusha haysan.
Wasiirka wasarada waxbarashada Cabdi Dahir Osman ayaa siiyay schoolka nin la taliya u ah oo lagu magacaabo; Cabdinasir oo leh school private ah oo lagu dhaqan celiyo caruurta laga keenay qurbaha, schoolkas ayaa ku yaaallay, ka soo horjedka wasarada arimaha dibadda, meshaas ayaa ah meel markast qaraxya ka dhaacaan, sidaas darted ayuu u doonayaa inuu u guuro 20 December madaama uu meel amaan ah ku yala.

Caruurtaan 20 December dhigan jirtay ayaa la rabaa in ay kala tagaan oo halkaas waxbarashadooda ku wayaan. Shalsy ayaa la keenay niman fuundiyaal ah oo la rabo in ay dhisaan schooolka, saakay waxaa ischoolka buuxa caruurti dhigan jirtay iyo waalidintoodo iyo maamulayaashii schoolaadka go to schoolka, madama uu schoolka ka mid ahaa schoolaad wasarada hoos imaado ee go to schoolka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!