Sawiro:Rw Khayre oo booqday dhaawaca Xildhibaan Boorow

Reading Time: < 1 minute

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isbitaalka, ku booqday xildhibaan Maxamed Mursal booroow oo xalay Qarax loogu xiray gaarigiisa uu kasoo gaaray dhaawac culus.

Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa waxaa wehlinayay qaar ka mid ah Guddoonka Baarlamaanka xiliga uu booqanayay Xildhibaan Maxamed Mursal booroow, waxuuna u rajeeyay inuu caafimaad deg deg hh Alle  siiyo isagoona sheegay inay sameyn Ku yeelandoonin Masuulyiinta Kale Ee Dowllada Ka Tirsan.

Dhanka Kale Xaalada Caafimaad Ee Xildhibaanka ayaa ah aid soo hagaageyso waloow Kaliya gacantiisa bidix uu ku waayay qaraxa Xildhibaanka.