Sawiro:Faah faahin Qarax ka dhacay Muqdisho

Reading Time: < 1 minute
Qaraxyada dhacay ayaa labo ahaa waxayna ka dhaceen isgooska Dabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana la soo sheegaya in lala eegtay gaari uu lahaa Falanqeeye siyaasadeed oo lagu Magacaabo yaxye Caamir.

 

Warar ayaa sheegaya inuu ku dhinta Yaxye Caamir walalkiis, waxaana goobta qaraxa uu ka dhacay soo gaaray Ciidamada dowlada