Sawiro: Umadda Soomaaliyeed oo si wadajira ugu ciiday goobo kala duwan

Reading Time: 2 minutes

Umadda Soomaaliyeed ee ku nool Geeska Africa  ayaa maanta si wadajira uga ciiday  ciidul Fitri. Waxaa deegaano kala duwan isugu soo baxay kumaanan qof oo ku labisan dhar qurxoon.

Dadka isku soo baxay ayaa ay ka muuqatay farxad iyo is marxabadeeyn allah looga mahadcelinayo kheyre bisha Ramadaan.

Halkaan ka daawo sawiro kooban oo kamida sawirda laga qaaday goobihii maanta lagu dukaday salaada Ciida.