(Sawiro) Salaada Ciida oo maanta lagu tukaday dhulka Soomaalida

Reading Time: 2 minutes

Waxaa guud ahaan dhulka Soomaalida degto saakay lagu dukaday salaada Ciida Adhxaa. Dadka Salaada ka qaybagalay ayaa ku labisnaa dhar qurux badan.

Dadka Salaada ka qaybglay ayaa iyaga oo u socda raxan raxan ayaa si niyada ah isku marxabaynayay.

Halkaan ka daawo waar kamida sawirada laga soo qaaday: