(Sawiro) RW Rooble oo ka qeyb qaatay Aaska Saraakiishii lagu dilay Qaraxa Gaalkacyo

Reading Time: 2 minutes

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb qaatay Aas qaran oo loogu sameeyay saraakiishii lagu dilay Qarixii is-miidaaminta ee shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Ra’iisal wasaaraha waxaan aaska saraakiisha u wehliyey wasiirka Amniga, Madaxweynaha Galmudug iyo mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo iyo maamulka Galmudug, iyadoo hal.kaasi lagu aasay ilaa 10 meyd ah.

Ad

Ra’iisal wasaare oo wejigiisa ay ka muuqatay murugo ayaa ka qeyb qaatay aaska saraakiisha, waxaana la arkayey isagoo sida meydadka oo ku howlan aaska.

Image may contain: one or more people, outdoor and nature
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, outdoor
Image may contain: 5 people, people standing and outdoor
Image may contain: 6 people, people standing and outdoor