SAWIRO:-meeydad lagu arkaayo goobaha Qaraxyadu ka dhaceen iyo warar hordhac oo soo baxaya

Reading Time: < 1 minute

Laba qarax oo jugtooda laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka banaadir ayaa dhacay agagaarka guriga hooyooyinka waxaana ka dhashay qasaara kala duwan oo iskugu jiray dhimasho iyo dhaawac.

Sawiro hor-dhac oo lagasoo qaaday ayaa waxaa ay muujinayaan dadka meeydad ah oo laamiga bartankiisa yaalla.

MOL ayaa loo xaqiijiyaay in tirada dhimashada inta hada la arkay ay kor u dhaafeeyso 5-ruux waxaana wali socda gurmadka

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!