(Sawiro) Goobta ay ka dhaceyso Doorashada Madaxweynaha

Reading Time: < 1 minute

Guddiga isku dhafka Baarlamaanka ee Doorashada Madaxwaynaha  ayaa  diyaariyay Hoolka  teendhada Afisyooni oo ay ka dhacayso 15 may doorashada madaxweynaha 10 aad ee jamhuuriyada federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa lagu waddaa in maalinta berri ah ay yeeshaan kulan ay uga hadlayaan xaaladda doorashada iyo diyaar garowgii ugu dambeeyay.