Sanadkaan waxaa waajibaadka Xajka gutay dad ka badan laba Milyan oo ka kala yimid aduunka daafadeeda kala duwan kuwaan oo si nabad ah u gutay waajibaadka Hajka.
Waxaan halkaan idinkuugu soo gudbiynaynaa sawiro kooban oo laga qaaday xujayda intii ay gudanayeen waajibaadka Xajka. Ilaah ha ka qabalo umaada Muslimiinta ah.










