Sarkaal sare oo ka tirsan CXD oo isku dhiibay Ururka Al Shabaab

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayna warar lagu kalsoon yahay  sarkaiil ka tuirsan Ciidanka Xooga Dalka ayaa iksu dhiibay ururka Al Shabaab. Mustafa Macalin Xasan oo ka tirsan CIidanka Xooga Dalka ayaa si toos ah isugu dhiibay ururka Al Shababa.

Sarkaalkaan ayaa  tagay degaanka la yirdha Garas-Weyne oo ay ka arimiyaan ururka Al Shabaab waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Cabdullahi Humow oo ah Amiir-ka Al Shabaab u qabilsan degaanka Garas-Weyne.

Warka ayaa intaas ku daray in uu sarkaalka Mustafa Macalin Xasan raacay Amiir-ka Al Shabaab u qabilsan degaanka Garas-Weyne oo lagu magacaabo Cabdullahi Humow iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al Shabaab lamana oga halka ay sargaalka usii kaxeyeen.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!