Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska oo  hadda lagu dilay Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imaanaya xaaafada Siineey ee magalaada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay Suuqa Siinaay gaar ahaan isgooska ajibka ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee  qaada Cansuurta.

Waxaa la sheegayaa  in mid ka mida kooxdii dilka gaysatay oo dhaawac ah ganacanta lagu dhaugay. Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo ku sugnaa Isgoyska Siinaay ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay , iyagoona halkaasi baaritaano ka wada.