Saraakil Badan oo Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka oo Shaqada Laga Eryay

Reading Time: < 1 minute

Waxaa Shaqadii laga eryay 18 Jararaal oo ka mid ah ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya,halka ay jirto xilka qaadis iyo Magacaabis Saraakiil kale.
Wararka aya shegaya in Wasiirka Gaashandhiga so jedin ka timid shaqada loga joojiyay 18 Janaraal iyado ay kolkii hore ahayeen 22 iyado lagu so kobay 13 Janaaral kaliya.

Shaqada ka eryida lagu sameeyey Janaraalada ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka dambeysay kadib markii madaxweyne Farmaajo uu maalmahaan ku sugna Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.

Tallaabadaan ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xili isbedeladii u dambeeyay ee ciidamada kala duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya lagu sameeyey loo Magacaabay Saraakiil Dhalinyaro ah kuwaas oo lagu soo tababay dalka dibadiisa.