Saraakiisha Ciidamada Jubbaland oo ku hanjabay in ay Al-shabaab ka saarayaan Deegano Dhoowr ah oo ay gacanta ku ahayaan

Reading Time: < 1 minute

Saraakiisha Ciidamada Maamulka Dowladda Goboleedka Jubbaland ayaa waxa si kulul waxa ay uga hadleen Dagaalka ay kula jiraan Dagaalamayaasha Al-Shabaabta ku sugan Qaybo badan oo kamid ah Deegaanada Maamulka Jubbaland.

Taliyaha Guud ee Ciidamada Jubbaland Aadan koojaar ayaa sheegay in Al-Shabaab lagala wareegay deegaano dhowr ah oo xilligaan dhibaatooyin culus ay ka jireen,hayeeshee Ciidamadu au la wareegeen.

Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay kordhiyeen howlgalada ay Al-Shabaab uga saarayaan deegaanada ay ka maamulaan Deegaanadaa waxaana xusid mudan in ay Al-shabaab weli gacanta Huhayaan Caasimada Maamlka Jubbaland ee Bu,aale.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!