Saraakiil loo xiray Qaraxyidii lagu dhejiyay Kaamirooyinkii ku xirnaa Wadada Maka La mukarama

Reading Time: < 1 minute

War hada na soo gaaraya ayaa waxa uu sheegayaa in gebi ahaanba Xabsiga la dhigay Saraakiishii ku shqada leheeday Amaanka Wadada Maka al mukarama iyo Askartoodii ka dib markii Xalay la qarxiyay kaamirooyinkii halkaa ku xirnaa.

Saraakiisa laxiray ayaan ilaa iyo hada Dowladdu wax war ah ka soo saarin waxaa sidoo kale la ogayn Cida Amartay in laqarxiyo Kaamirooyinka waxaase socda sida aynu xogta ku hayno baaritaano arinkaa la xiriira.

Mar qura ayaa waxaa Xalay Saqda dhexe la maqlay Jug culus taa oo ay dadku moodayeen Madaafiic bale ay ahaayeen daryanka Qaraxyo lagu xiray kaamirooyinkii kaydin jiray xogta Wadada Maka al mukarama.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!