Bilooyinki u danbeeyey ciidanka xooga dalka somaliyeed qeyboohada kaladuwan ayaa kacabanayay mushaar la,aan joogta ah iyaga oo sheegay in uu jiro musuqmaasuq baahsan oo kajira hab maamulka maaliyada iyo qaabka loo bixiyo mushaaraadka ciidamada qeybahooda kaladuwan .
Kooxda qiyaano qaran ayaa kufashilantay iney kahortagto musuqmaasuqa baahsan ee kajira ha’adaha qeybahooda kala duwan waxaana mudooyinkii danbe sii xoogeysanayay musuqmaasuqa baahsan ee kadhexjira ha’adaha kaladuwan ee kooxda qiyaano qaran iyadoo shacabka soomaaliyeed ey rajo beel kataaganyihiin hogaan xumada kooxda qiyaano qaran oo iyagu kufashilmay hogaanka dalka
Warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in hogaanka kooxda nabar iyo naxdin farmaajo iyo kheyre ey ubixiyaan mushaaraadka ciidamada