Qaar ka mid ah saraakiil ka tirsanaa Ciidamada Hya’adda Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka oo la ruqseeyay ayaa la hadlay Warbaahinta waxaana ay sheegeen in aysan wax mushaar ah qaadan mudo 9-bil ah markii ay weeydiisteena ruqsad la siiyay.
Sargaal lagu Magacaabo xeeroow ayeey sheegeen in uu qaaday talaabadaasi markii ay ku wargeliyeen in uusan sharci u laheeyna awood ciidan ayuu u isticmaalay.
Ninkaan ayeey sheegeen in uu garab ka helaayo sii haaya xilka Agaasimaha NISA fahad yaasiin xaaji daahir,waxaana ay gaarayaan ku dhawaad 100-sargaal oo u badan Beelaha Hawiye gaar ahaan ABGAAL iyo HABARGIDIR,sida MOL ogaatay.