Sanatar Cabdi Xaashi oo mar kale la soo doortay

Reading Time: < 1 minute

Sanatar Abdi Xaashi Abdullahi ayaa mar kale loo doortey Sanatar kaddib markii cod gacan taag ah uu ku heley 44 cod

Sida qorshaha ahaa Waxaa tanaasuley musharixii isaga la tartamayay oo markii hore si gaar ah loogu soo diyaariyay.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!