Saldhiga ciidanka Somaliland ee Laascaanood oo la weeraray

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegay koox hubaysan oo ka soo horjeedda ciidamada Somaliland ee magaalada Laascaanood  oo taageero ka haysta dowlad goboleedka Puntland ay weerar  gladmi ah ku gaadeenn Saldhiga ciidanka Somaliland oo lagu magacaabo buurta Sayidka ee Laascaanood.

Dowlada  Somaliland ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan weerarkaas iyo hadii ay jiraan khasaaraha ka dhashay, waxaana saraakiil u hadashay ay sheegeen inay jirin wax yeelo soo gaartay ciidamadood.