Ra’iisal Wasaaraha Kheyre ayaa digreeto ku magacaabay sadax Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka kuwaas oo lagu kordhiyay Golaha Wasiirada
1 Wasiirka Dastuurka, Saalax Axmed Jaamac
2 Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Sadiiq Warfaa
3 Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha, Fowsiya Maxamed Sheekh