Sadax Musharax ayaa isugu soo haray wareega koowaad ee doorashada ka dib markii afar musharx ay ka tanaasuleen.
Waxa hada socoto codayntii iyo tirintii codadka ee ugu danbeeysay wareega kwaad kaas oo ay isugu soo hareen 1) Axmad Madoobe 2) Cabdi Kulow iyo 3) Canab Maxamed