Saciid Deni oo si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Xarfo

????????????????????????????????????
Reading Time: < 1 minute

Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa  si weyn loogu soo dhoweeyey degmada xarfo oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Nugaal.

Qaybaha kala duwan ee dadweynaha degmada Xarfo ayaa musharaxxa iyo wafdigiisa kaga hor yimi afaafka hore ee magaalada. Masuuliyiinta maamulka degmada xarfo ayaa dhankooda si miisaan weyn xambaarsan uga qayb qaatay abaabulka iyo isku duba ridka bulshada kala duwan ee degmada xarfo si ay uga qayb qaataan soo dhoweynta Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni.

????????????????????????????????????
Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!