Saciid Deni oo kasoo horjeestay wada-hadallada DFS & Somaliland

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa aad u dhalilay wada-hadallada dalka Jabuuti uga furmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweyne Deni oo hadal ka jeedinayay munaasabad uu kusoo bandhigayay musharaxnimadiisaayaa sheegay in shir ay ka maqan tahay Puntaland uu yahay mid aan loo dhameyn.

RIIX – Dhageyso Madaxweyne Saciid Deni oo arrimo dhowr ah ka hadlay