Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imaanaya degaanka Deyniile ayaa sheegaya in Allaha u naxariistee Gaashaanle Sare Maxamed Cabdulle oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya, ayaa saacad ka hor lagu dilay xaafadda Haanta dheer ee degmada Deyniile.

Dilka marxuumka waxaa fuliyay laba qof oo bastoolad wata, sida ay iisheegeen dadka degaanka.

ilaa hada dowlada fedearaalka kama hadlin dilkaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here