Saakay Maxaa ka cusub Puntland (Wararkii ugu dambeeyay)

Reading Time: < 1 minute

Masuul katirsan dowladda Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa shaaca ka qaaday caqabadaha ugu waaweyn ee ka taagan magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland.

Waxa uu sheegay in ay jirto arrin soo laalabatay caqabadna ku ah ammaanka magaalada caasimadda ah iyo guud ahaan Puntland ayna dowladdu wax uga qabna doonto sida ugu dhaqsaha badan.