Cidi ma diidi karto inuu ku guuleystay qabashada doorashada qeybteeda hore welina uu u harsan tahay hawshii ugu adkeyd, wuxuuna ku mudan yahay amaan iyo qiimeyn weyn. Hasa yeeshee waxaa la hoos u dhac weyn ku yimid:
A. Amaanka oo magaalada caasimadda ah ee ku nool yahay habeen Walba qof iyo ka badan ayaa lagu dilaa, iyadoo cabsiinata, qaraxyada iyo baadda joogtada ah ay u dheer yihiin oo uu qof waliba cabsi kku seexdo.
B. Arrimaha dowladnimada iyo maamulka waayo:
Wasiirkiisii badroolka Cabdurashiid M Axmed oo uu xeer ilaaliyaha guud u yeeray si wax looga weydiiyo heshiiskii uu ajanabiga u saxeexay inay ku xaraashaan datada betroolka welina lama oga inuu hortagay iyo in kale, kaas oo ahayd inuu eryo oo uu ka saaro golaha wasiirada maadaama aan hadda la ogeyn waxa kale ee u uku saxeexayo awoodda wasiirnimo, taas oo xataa uu RW Rooble kula dembiyoobayo.
Mid kale Cabdi Siciid Muuse ayaa hadda dadaal ugu jira inuu suuqa geeyo kadibna ka soo iibsado gurigii safaaradda Rooma oo uu si sharcidarroo ah u geystay wiil uu Farmajo adeer u yahay, iyadoo Farmajo iyo Rooble ay horay u joojiyeen ama decreto beenaad u soo saareen maadama aysan dhaqangal ahayn in aan xelligaan kala guurka ah wax la kala badali Karin.
RW Rooble oo dhacdooyinkaan ka wada aamuusaan, taas oo dad badani u macneysteen inuu wax ka og yahay boobka hantida qaran sida iibsiga Guryaha safaaradaha oo ay hadda ka socdaan dhowr dal MOLna ay daba gal ku hayso. Sidoo kale boobka shidaalka oo isagana meelo kala duwan hawshiisyo kale socdaan sida RW hore Xasan Cali KHeyre oo isagana qolooyin Ruush ah heshiisyo hoosaad la wada una ballan qaaday in loo saxeexi doono marka ugu horreysa oo uu dalka Madaxweyne ka noqdo.
Iisku soo duub, RW Rooble waa inuu joojiyaa xaraashka Safaaradda Rooma, xilkana uu u dhaafaa safiirka Rooma dalka Somaliya u fadhiya onta dowlad cusub laga dhisayo oo hadda la ogaaday sababta loo badalayo, taas oo ah in Meesha laga baneysto si guriga loo iibsado. Haddii uu ka aamuso Rooble waxay noqonee dembi uu indhaha ka qarsaday waxayna dhaawici doontaa magaca uu hadda yeeshay. Sidaas darted badbaadinta hantida umadda iyo magaca uu sameeyey waa in labada wasiir xilka laga qaadaa waana waajibaad iyo badbaado qaran.
In a decisive victory against Al-Shabaab militants, joint forces from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Somali National Army (SNA)...
Pursuing journalism is not easy for Somali women. Those who join the profession have conquered numerous obstacles, including secretly studying to avoid facing their...
Deni overreached by unilaterally amending the Puntland constitution to enable direct elections. This abuse of power, bypassing proper legislative processes, has undermined the legitimacy...
This commentary is by John R. Killacky of South Burlington, author of “because art: commentary, critique, & conversation.” Brad Kessler’s novel “North” (2021) was a...
Ethiopia, along with the four other eastern African countries contributing troops in Somalia, endorsed Somalia’s plea to suspend the withdrawal of the troops by...
MOL used cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences and repeat visits. By clicking “Accept”, you consent to the use of ALL the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.