Ilaalada MW Farmajo oo jir dilay Wariye

Reading Time: < 1 minute

Ilaalada Farmajo oo xalay si xun u jir dilay wariye Ka shaqeeya Magalada Muqdisho, kuwaas oo uu ku muuqda inay ku barbarayaan. Arrimahan waa caado noqotay inaan la isaga daba iman oo cid kasta oo madax ahi waxay rabto ay ku sameuso shacbiga.