RW Kheyre: Baarlamaanka loogama baahno in ay ansaxiyaan wasiiradda, Shaqo badan ayaa naga xayiran…

Reading Time: < 1 minute

RW Kheyre oo maanta ku dhawaaqay magacaabista wasiiro cusub qaarna horay wasiiro u ahaana  u ceyriyay ayaa sheegay in aan loo baahnaynin ansaxinta baarlamaanka. Waxa uu yiri ” Barlamaanka fasax ayuu ku jiraa waqti aad ugu yar-yahay xukuumadda. waxa uu yiri ” howsha xukuumada waa in ay soctaa, mana u aragno  mühim in ay tahay in baarlamaanka  ansaxintiisa”

Madaama uu badalay in ku dhow nus ama bar golaha wasiiraada waxaa laga rabaa iRW kheyre in barlamaanka keeno xukumadiisa si baarlaamaanka u ansaxiyo. Dad badan ayaa qaba in baarlamaanka soomaliya mar hore ayaa albaaba loo xiray oo laga diray”