RW Itoobiya oo dhambaal u diray shacabka Yamen

Reading Time: < 1 minute

Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa baaq ka soo saaray colaada dabada dheeraatay ee ka taagan dalka Yeman. Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya dalka Yeman inay dib u soo celiyaan nabad galyada iyo deganaanshihii dalkaasi iyaga oo isticmaalaya wadda hadal ay yeeshaan.

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisal Wasaare Dr. Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay “ Idinka oo isticmaalaya sabab wada fadhiista miiska oo wada hadla, falanqayna ku sameeya maxaa ugu wanaagsan,waydun heshiin ama waydun heshiin waayi idinla oo aan dhiig daadinayn oo aan dagaalamayn dadkuna guryahooda joogaan.”

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!