RW Abiy Axmed oo ka codsaday Midowga Yurub in ay badalaan Ergayga u qaalbisan Geeska Africa Alex Rondos

Reading Time: < 1 minute

Ra’isal Wasaaraha Itoobiyaha oo isbadal xoog leh ka wada dalka Itoobiya ayaa waxaa u isbadal ku sameeyay qaar ka mida hay’adaha Amniga iyo Sirdoonaka. Abiy Axmed oo ku daba jira hoogaankii sirdoonka ee dhibka badan ka gaysaty dalka Itoobiya ayaa waxa uu ka codsday Midowga Yurub in isbdal dhaqso ah ku sameeyaan wakiilkooda gaarka ee geeska Afrika oo fadhi ku lahaa magaalada Addis Ababa.

RW Abiy Axmed oo aqoon fiican u leh Alex Rondos, ayaa waxa uu ku eedyay in xiriir hoose la lahaa hogaanka hore ee sirdoonka Itoobiya Maadama Isbadal ku yimid xiriirka Itoobiya iyo Iritareeya waa lama huraan in la helo wakiil cusub oo ka madax banaan siyaasaddii hore Itoobiya.