Rooble oo Isniinta ku wajahan Dalka Ingiriiska

Reading Time: < 1 minute

Wararka aan ka helnay xafiiska RW Rooble ayaa sheegaya in ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble uu maanta oo Isniin ah uu kusiijeedo caasimadda Ingiriiska ee London.

Wararka ayaa sheegaya inuu ka qeybgalayo shir looga hadlayo arrimaha waxbarashada oo ay tagi doonaan madax badan oo caalamka ah.

Safarka Rooble ayaa waxaa walaac ka muujiyay dhammaan saamileyda siyaasadda Soomaaliya iyadoo muddo saddex jeer ah aay dib u dhacday Doorashada.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!