Rooble iyo Safiirka Mareykanka oo kulan gaar ah yeeshay

Reading Time: < 1 minute

Ra’iisul Wasaararaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Larry Andr.

Safiirka iyo Rooble aya a wada hadlay xiriirka labada dal, arrimaha doorashooyinka iyo Amniga.

Kulankan ayaa ku soo aaday maalmo kaddib markii Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka uu ku dhawaaqay dhaqan gelinta xayiraado ka dhan ah shaqsiyaadka lagu eedeeyay inay wax u dhimayaan dimoqraadiyadda, caga jugleynta ka dhanka ah Suxufiyiinta.