Ayada oo 24saac ee lasoo dhaafay Magaalada Muqdisho ay ka da`ayeen Roobab samayn Xoogan ku reebay Wadooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho.
Roobabku waxa ay saamayn xoogan kureebeen wadooyinka Muqdisho sidoo kalle waxaa jira samayn ay ugaysteen Dadka danta yar ee kunool Magaalada Muqdisho.
Dadka reer Muqdisho ayaa waxa ay Dalbanayaan in wax laga qabto oo dib loo dhiso wadooyinkaa burburku uu soo gaaray si ay u fududaadaan isticmaalka wadooyinkaa Burburay.