Waxaa roobab mahiigaan ah ay Saacadihii lasoo dhaafay ka dad,ayeen Magaalada Muqdisho waxaana jira Samayn ay geysteen roobabkaa Xalay ku dhuftay Magaalada Muqdisho Wadooyinka Waaaweyn ee Muqdisho ayaa laga daremayaa saamayntii ay reebee roobakii xalay da ay.
Waxaa saamaynta ugu Weyn ay ka soo gaareen roobabkii xalay dadka barakacayaasha ah ee Muqdisho ku nool waxaana Dadku ay dalbadeen in gurmad lala soo gaaro Khasaaraha ayaa waxa ay sheegeen in uu soo gaaray Khasaare hantiyedeed.