Reading Time: < 1 minute
Tirinta maalmaha uga harsan xafiiska Madaxweynaha Maxamed Farmaajo.
MUDADA KA HARSAN XILKA XAFIISKA MADAXWEYNE FARMAAJO
307 days
00 hours
16 minutes
18 seconds

Sadaxdii Sano u danbeeysay DFS waxaay si aankala joogsi aheyn usheegaysay in Soomaaliya laga cafin doono Deenta Faraha Badan ee lagu leeyahay,

Aqoonyahano Soomaaliyeed ayaa had iyo jeer ugu baaqayeen in Dowlada ay shacabka ka daayso marin habaabinta oo aysan dadka gaarsiin heer ay Dowladnimada Uqaataan aalad la isku qiyaamo beenta la isugu sheego.

Shirka Jaraaid uu Caawa qabtay Raisal Wasaare Khayre waxaa ka muuqday boor isku qaris iyo kadhuumasho Beentii uu 3 sano soo waday oo aheyd Somalia Deen ayaa laga cafinaya,

Hogaanka DFS waxaay ku sifeeysan yihiin dad been badan , Marin Habaabin badan iyo qiyaamo badan,

Waxaa nasiib wanaag ah maalin walbo ineey bulshada arkayaan beenihii ay doorashada kusoo galeen iyo sida ay bulshada ugu qiyaameen.

Soomaaliya majirto Deen laga cafiyay hadii ay tahay mid Ururo Caalami ah ama mid Dowlado ah, warbixintii aysoo saartay WORLD BANK kuma aysan sheegin Soomaaliya laga cafiyay deenta

 

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here