Raiisul Wasaare Kheyre iyo Xukuumadisa oo Logu Baqay in Fodada Ay Dayan ayna Ka Shaqeyan horumarka iyo nabadda dalka

Reading Time: < 1 minute

Iyado waqti kooban oo maalma ah uu ka harsan mooshinka Jawaari howlihi guud ee hey’adihi dowladana ay istageyn oo aysan shaqeynen Cisamada ay ka dhacayan Falal Lidi ku ah amanka shacabkana waxyeelo xoogan ay kaso gareyso falalkasi aya waxa isaso taraya baaqa lo jedinyano Xukumada.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlayWeerarka xooggan ee xilligaan Xukuumada Raiisul Wasaare Kheyre ku qaday guddoomiye Jawaari isago qoraal koban so dhigay bartisa Facebook ayu ku shegay in arinkaasi wax laga xumado uu yahay.

Waxa uu kula dardaarmay xildhibaanada golaha shacabka ah uney joojiyaan siyaasadda is diidan oo ay u daneeyaan shacabka Soomaaliyeed, waa sida uu hadalka u dhigaye.

“Ra’iisul wasaaraha, guddoomiyaha golaha shacabka iyo xildhibaannadaba waxaan leeyahay khilaafkiina ku dhameeya miiska wadahadalka, waxaan kaloo leeyahay ka shaqeeya horumarka iyo nabadda dalka, ma ahayn xilligaan watqigii khilaafka” ayuu yiri Sheekh Shariif.

Hadalka madaxweynihi hore ee dowladi kmg aheyd ee shariif shiiq axmad aya imanaya xili Xukumada Federalka ay lacago boqolaal Milyan ah ku bixineyo Mooshinka Gudomiye Jawaari.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!