Wararka ka imaanaya magaalada Boosaasso waxa ay ay sheegayaan in Ciidamada Ammaanka ee Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay howlgallo ka waday magaalada Bosaso ay maalintii shalay ahayd gacanta ku dhigay rag looga shaliyay Daacish iyo Al Shabaab.
Howlgallo ka dhacay magaalada Bosaso ayaa sida saraakiisha ammaanka ay sheegeen in lagu soo qabtay inka badan 10 xubnood oo looga shakinsayahay inay katirsanyihiin Al-shabaab iyo Daacish.Howlgallo oo xaagfadaha kalle duwan ee magaalada Bosaso ka dhacayay ayaa la soo bandhigin wax cadaymo ah, balse saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya inay wadaan baaritaano kalle duwan.