Beesha Caalamka oo R/wasaare ku cadaadineeyso in uu Nairobi Tago (Maxeey tahay sababtu)

Reading Time: < 1 minute

Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa inuu safar ku tago Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya halkaasi oo uu ka soconaayo shir looga soo horjeedo Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya.

Ra`iisul wasaare Kheyre ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmi doonaa qaar ka mid ah Safiirada Beesha Caalamka Kuwaasi oo horay ulasoo shiray Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyadda

Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa MUQDISHO ONLINE u Sheegay in R/Wasaare Kheyre qancin doono Beesha caalamka oo hada Dacwadiisa loo geeyay

Safarkaani ayaa waxaa uu yimid ka dib markii Culeeys weeyn ay Dowladu u dareen-tay Shirka Nairobi  ka socda Ee Maamul Goboleedyadda Iyo beesha Caalamka