R/wasaare xassan cali kheeyre iyo Golahiisa Wasiiradda oo ay ka dhex-Tafatay Iyo Wasiiro Sheegay!!

Reading Time: < 1 minute

Iyadoo mooshin dhicisoobay oo uu soo abaabulay R/wasaare Xassan Cali kheeyre uu wali ka yaal gudoomiyaha Glaha shacabka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa hada soo baxaya Warar Kale oo sheegaya in Khilaaf uu ka dhex curtay Xassan Cali Kheeyre Iyo Golahiisa Wasiiradda.

Qaar ka mid ah Golaha Wasiiradda ayaa  Madaxweyne Farmaajo u sheegay in aysan lasii shaqeeyn Karin xassan Cali Kheeyre kaasi oo ku kacaayo Waxyaabo aan Macquul aheeyn  islamarkaana aya suura-gal tahay in dalka lagu galiyo Xaalad adag.

Golaha Wasiiradda ee ka Dacwooday Kheeyre ayaa u badan kuwa saaxiib dhaw la’ah Madaxweyne Farmaajo waxaana ay u muuqataa in ay Sahlanaan doonto Bixitaanka R/wasaare Xassan Cali Kheeyre

Kheeyre ayaa Tan iyo markii la amagacaabay marba meel gacanta la galaayay waana Mida soo dadajisay fashilkiisa Siyaasadeed