R/wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wada olole uu ku doonaya inuu Xafiiskiisa kaga Shaqaaleysiinayo inka badan 100 ruux oo ay isku Heeyb yihiin kawaasi oo uu rabo inuu kubadlo Shaqaalihii horay kaga shaqeynayay Xafiiskaasi
Xukuumad uu Kheyre Hogaamiyo ayaa horey u sheegtay iney la dagaalami doonaan Musuq Maasuqa iyo in Shaqaalaha Hay’adaha Dwladda aanan lagu kala soocin hab beeleed Balse taa badalkeeda Madaxa Xukuumada ayaa sameynaya Musuq Maasuq uu ku kala dirayo Shaqaalaha ka howlgala Xadiiskiisa
Ololaha uu Kheyre Haatan wado ayaa ah mid hor istagaaya Boqolaal Shaqaale ah Shaqadooda madaama uu Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda uu ku kala soocayo Hab Beeleed
Maamulka Kheerlaawe ayaa looga bartay Musuq Maasuq iyo Hab Beeleed Arrintani ayaa noqoneysa midkale oo Muujineysa Fashilka Xukuumada Kheyre oo Shacabka Soomaaliyeed ay quuska taagan yihiin